Al-Ghawaraani Sheekh Bashiir Shiil
Al-Ghawaraani Sheekh Bashiir Shiil
Ka dageyso websitkeena Al-Ghawaraani Sheekh Bashiir Shiil
Ka dageyso websitkeena Al-Ghawaraani Sheekh Bashiir Shiil
Ka dageyso websitkeena Arbaciin Nawawi Sheekh Cumar Faaruuq
Ka dageyso websitkeena Ajruumi Sheekh Cumar Faaruuq
Ka dageyso websitkeena Manduumatu Ajruumiyah Sheekh Shibli
Ka dagayso websitkeena darsiga Abi Isxaaq al Biri Sheekh Shibli
Ka dagayso websitkeena Manduma Fatfariya Qawacidul Fiqh Sheekh Shibli
Ka dageyso websitkeena Siirada Nabiga Sheekh Mustafe
Ka dageyso websitkeena 02- Akhtaa Musaliin iyo Sida Saxda Loo Tugado
Ka dageyso websitkeena Caqiidatu Salaf Wasxaabul Xadiith
Ka dageyso websitkeena Kitaabul Kabaair oo akhriyay Sheekh Bashiir
Ka dageyso websitkeena Laamiyatu Ibnu Taymiyyah Sheekh Bashiir Shiil
Ka dageyso websitkeena Munakhalatu Nuuniyah Sheekh Umal (Kitaab Fiqi Ah)
Ka dageyso websitkeena Bayquuniyah Sheekh Umal
Ka dageyso websitkeena Caqiidatu Daxaawiyah Sheekh Umal
Ka dageyso websitkeena Caqiidatul safraaniyah Sheekh Umal
Ka dageyso websitkeena Caqiidatu Salaf Sheekh Umal
Ka dageyso websitkeena Nukhbatul Fikir Sheekh Bashiir Shiil
Ka da gayso Siirada Nabiga Sheekh Umal
Ka da gayso Tafsiirka Quraanka Sheekh Dirir: Suraddah Faatixa iyo Baqarah.
Ka da gayso Tafsiirka Quraanka Sheekh Dirir: 02. Aala Cimraan iyo Nisaa Sheekh Dirir
Ka da gayso Tafsiirka Quraanka Sheekh Dirir: Suurada Almaaidah, Ancaam, Acraaf, Anfaal, Tawba, iyo Suradda Yuunas
Ka da gayso Tafsiirka Quraanka Sheekh Dirir: Surada Huud, Yuusuf, Racad, Ibraahim, Xajar, Naxli
Ka da gayso Tafsiirka Quraanka Sheekh Dirir: Suradda Israa, Kahfi, Maryam, Dah, iyo Anbiyaa.
Ka da gayso Tafsiirka Quraanka Sheekh Dirir: Suradda Xaj, Muminuun, Nuur, Furqaan, Shucraa, iyo Namli
Ka da gayso Tafsiirka Quraanka Sheekh Dirir: Suradda Qasas, Cankabuut, Ruum, Luqmaan, Sajad, Axzaab, Saba, Faadir, Yaasin, Safaat, iyo Saad.
Ka da gayso Tafsiirka Quraanka Sheekh Dirir: Suradda Saad (71), Zumar, Qaafir, Ghaafir, Fusilat, Shuura, Zukhruf, Jaasiya, Axqaaf, Muhamad, Fatxi, Xujuraat, iyo Qaaf
Ka da gayso Tafsiirka Quraanka Sheekh Dirir: Suradda Wadaariyaat, Waduur, Najmi, Araxmaan, Waaqica, Xadiid, Mujaadala, Xashri, Xashar, Saf, Safa, Munaafiquun, Taqaabun, Dalaaq, Taxriim, Qalam, Xaaqa, Macaarij, Nuux, Jini, Muzamil, Mudasir, Qiyamah, Insaan, Mursalat.
Ka dageyso websitkeena Caqeedatul Wasadiyah Sheekh Umal
Ka da gayso Tafsiirka Quraanka Sheekh Dirir: Tafsiirka Juzz Camma (Suradda Camma illaa Naas)
Ka dageyso websitkeena Munahkhalah Anuniya Sheekh Umal
Ka dageyso websitkeena Alusuul Min Cilmil Usuul Shariif Dhawiil
Ka dageyso websitkeena Muxaadarooyinka Sheekh Shibli oo dhan
Ka dageyso websitkeena Ajruumi Shariif Dhawiil
Arrimaha Janasada – Adeega uu Masaajidku Qabto waxaa ka mid ah arrimaha Janaasada la xiriira haday ahaan lahayd meydka oo isbitaalka laga soo gaado, ladhaqo, lagu tukado, ka dibna qubuuraha la geeyo.
[ Tabarucaadka ] Waa Allah mahaddiise, mashruucii dhisme ee Masjid Khalid Bin Al-Walid wuxuu ka dhawyahay gebagebo, hase ahaatee waxaa jiro qaybo muhim ah oo u baahan dhaqaale lagu dhameystiro. Qaybaha harsan waxaa ka mid ah fasalladda caruurta wax lagu barayo, maktabadda kutubta, qolka maydka iyo qaboojiyahii, barxadda baabuurta, dayrka (fence) masjidka oo muhiim ah.
Haddaabe waxaa mulimiinta oo idil ka codsanaynaa inay ka qayb qaataan dhamaystirka masjidka. Nebiga (nabad iyo naxariis korkiisa ha ahaato) wuxuu xadiith saxiix ah ku yiri “Qofkii Alle dartii masjid u dhisa, Allaah ayaa guri jannada uga dhiseye” (Bukhaari iyo Muslim).
Waxaan halkan uga mahad celineynaa dhammaan Muslimiintii ka qayb qaatay dhismaha masjidka haddii ay noqon lahayd xaga dhaqaale, xoog, xirfad, iyo talo bixinba. Waxaan aaminsanahay in awoodda Allaah iyo hagar bixidda muslimiinta oo keliya suurta galisay in uu masjidka dhismo.
WIXII SADAQAAD AH WAXAA LAGU SOO HAGAAJIN KARAA
The Bank of Montreal
Khalid Bin Al-Walid Mosque.
Account # 1994-110 (Canadian)
Account # 4605-837 (US)
Transit # 24162
Or print a Pledge Form from one of the links below and fax it to the Masjid at: (416) 745-9360. ==> Pledge Form
[Taariikhda Maasjidka] Masaajidka Khalid Bin Al-Walid waxaa la asaasay sanadkii 1990, iyadoo ujeedada loo asaasay ay ahayed xafididda, faafinta diinta Islaamka iyo ka ilaalinta jaaliyadda inay ka lumaan diintooda.
Si uu ujeedooyinkiisa u fuliyo ururka wuxuu iibiyey bakhaar (0.84 acres) November 1996, si looga dhiso Masjid. Lacagta laga bixiyay waxay ahayd $450 000.
Waa Allaah mahaddiise, dhaqaale laga uruuriyay Muslimiinta magaalada Toronto siiba jaaliyadda Soomaaliyeed ayaa suurta gelisay in bakhaarkii dib u habayn laga sameeye oo loo beddelo Masjid leh qayb ragga iyo qayb dumarka u gaar ah.
Masjidku wuxuu bilaabay hawlihiisii sida : shanta wakhti oo lagu tukado, xalaqooyin diini ah, barnaamijka dhalinyarada iyo hawlaha guud ee dacwada. Hase yeeshee Masjidka dhameystir ayuu u baahanyahay si qaybihiisa oo idil loo isticmaalo.
Manhajka Masaajidka
Manhajkeenu waa qabsada kitaabka alle (subxaanahu Watacaalla) iyo sunnada saxiixa ah ee subanaheen nabad gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaateed iyadoo loo fahmaayo sidey salafku saalix u fahmeen.
In Dadka lagu tarbiyeeyo caqiidada saxda ah. Loogana digo shirkiyaadka iyo khuraafaadka aan sal iyo raad ku leehay diinta alle.
Manhajkeena waa mid dheelitiran (wasadiya) kana fog quluwiga (xag Jirnimada) nooc kasta ha ahaadeen
Ka dageyso websitkeena Xadiiqatu Tasriif Shariif Dhawiil
Ka dageyso websitkeena Laamiyatul Afcaal Sheekh Shariif dhawiil
Ka dageyso websitkeena Minhaajul Muslim Sheekh Cumar Faaruuq
Ka dageyso websitkeena Siirada Nabiga amma Rawdatul Anwaar Sheekh Cumar Faaruuq
Ka dageyso websitkeena Xaaiyah Ibnu Abii Dauud
Ka dageyso websitkeena Xisnul Muslim
Ka dageyso websitkeena Nukhbatul Fikri Sheekh Umal
Ka dageyso websitkeena Sifatu Salaati Nabiyi Umal
Ka dageyso websitkeena Siirada Nabiga Sheekh Mustafe
Bogaan waxaad si wanaagsan uga boganeysaa barashada siirada Rasuulka Sallallaahu Caleyhi Wasallam oo uu akhriyay sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun Xafidahullah.