Manhajka Masaajidka
Manhajka Masaajidka
Manhajkeenu waa qabsada kitaabka alle (subxaanahu Watacaalla) iyo sunnada saxiixa ah ee subanaheen nabad gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaateed iyadoo loo fahmaayo sidey salafku saalix u fahmeen.
In Dadka lagu tarbiyeeyo caqiidada saxda ah. Loogana digo shirkiyaadka iyo khuraafaadka aan sal iyo raad ku leehay diinta alle.
Manhajkeena waa mid dheelitiran (wasadiya) kana fog quluwiga (xag Jirnimada) nooc kasta ha ahaadeen